Maydka ruux Soomaali ah oo saaka Jigjiga laga helay oo shacabka oo kacsan

Maydka ruux Soomaali ah oo saaka Jigjiga laga helay oo shacabka oo kacsan

Xaalada magaalada Jigjiga ayaa ai aad ah u kacsan saaka  kadib karkii xaasadaha and id kamid ah laga helay ruyx Soomaali ah oo mayd ah, sida wararku sheegayaan maydka ayaa wax uar ka jor la helay isagoo la gawracay.

Maydka waxaa laga helay suuq ay dad aan Soomaali ahayn leeyihiin, dadka Soomaal iui da ah ayaa falkan aad iga cadhooday waxaana laga cabsanayaa in uu aarsi dhaco waxaana magaalada lagu soo daayay ciidamada milatariga & Police federaalka Ethiopia.

Goobaha ganacsiga magaalada ayaa gabi ahaanba la xidhay xaanad kacsan ayaan ka jirta, 3 dii maalmood eee u dambeeya dad Doomaali ah meelo kala fuwan lagu laayay dhacadan ayaana hada sii kicinatsa shacabka Doomaalida Ogaadeenya & guud ahaan umada Soomaaliyeed.